Waxa Aan Bixino

Adeegyadayada Sare

Waxaan bixineynaa xalal logistics iyo ganacsi oo loo qorsheeyay in ay ganacsigaaga hor mariyaan.

Soo dejinta iyo dhoofinta Alaabta

Xalal buuxda oo loogu talagalay soo dejinta iyo dhoofinta alaabta. Waxaan qabaneynaa dhamaan dukumeentiyadda iyo nadiifinta kastamka.

Hadda Weydii

Kaydinta Alaabta

Bakhaarro amaan ah oo ballaaran oo loogu talagalay noocyada alaabta oo dhan oo leh ilaalinta 24/7.

Hadda Weydii

Kaydinta Alaabta

Bakhaarro amaan ah.

Hadda Weydii

Safrinta Alaabta meel ilaa meel

Adeegyada gaadiidka iyo logistics-ka oo la isku halayn karo oo Somaliland oo dhan ah iyo ka baxsan.

Hadda Weydii

Iibinta iyo iibsashada dhulalka iyo dhismayaasha

Iibinta iyo iibsashada dhulalka, guryaha, iyo dhismayaasha ganacsiga. Waxaan kaa caawinaa helitaanka hantida saxda ah.

Hadda Weydii

Wakiilnimada Maraakiibta

Wakiilnimada xirfadleyda ah iyo adeegyada wakaaladda ee maraakiibta dekedaha Somaliland oo dhan.

Hadda Weydii

Ku raridda iyo ku dejinta alaabta culculus

Kor u qaadista culaya, ku rarka, iyo ku dejinta qalabkeena Kalmar iyo Lifter.

Hadda Weydii

Ma Diyaar Baad U Tahay Inaad Bilowdo?

Maanta nala soo xiriir si aad uga wadahadashid baahiyahaaga ganacsiga.

Nala Soo Xiriir